Clubhouse logo

Arjun _Fanproj

@actor-fanproj

125

friends

Oowladul Caasima ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ†Ž๐Ÿšพ๐Ÿ’ฏโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿฉธ โ–ถ๏ธAGASIMAHA GUUD FANPROJ๐ŸŽ™ ARJUN๐Ÿซ‚ ๐‡๐Ž๐˜๐†๐€ ๐€๐…๐‹๐€๐€๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐’๐”๐‘๐€๐‡ ๐„๐„ ๐…๐€๐๐๐‘๐Ž๐‰ โ–ถ๏ธ๐—”๐—–๐—ง๐—ข๐—ฅ ๐—™๐—”๐—ก๐—ฃ๐—ฅ๐—ข๐—๐ŸŽ–๐ŸŽฅ๐ŸŽž๏ธ๐Ÿ“ฝ๏ธ โ–ถ๏ธ ๐ŸŒŸ๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ป๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐—ท๐ŸŽฌ๐Ÿ“บ๐ŸŽค 2018/2022 ๐™ฐ๐š๐™น๐š„๐™ฝ_ ๐™ต๐™ฐ๐™ฝ๐™ฟ๐š๐™พj โ™๐ˆ๐‹๐ˆ๐“๐€๐‘๐˜ ๐†๐€๐๐† ๐Ÿ…๐ŸŽ–๐“…“โ™• ๐Ÿ…œ๐€๐—๐Š๐€๐Œ๐ƒ๐€ ๐‚๐‹๐”๐๐‡๐Ž๐”๐’๐„ ๐Ÿ“โ™๏ธโš–๏ธโ™๏ธ๐Ÿšฉ โ”€โ”€โ”€โ”€โ€ข โ™˜ 4Everโ™๏ธ๐Ÿ”ฅโ™ž โ™˜โ€ขโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ Nolosheda waxan baraY sida kalinimada loogu nolaado waxan daneYaa kaliYa qofka idaneeYa ๐Ÿฅฑ๐Ÿค Saaxibka dhabta ah: Waa kann markuu qalad kugu arko, talo ku siiyo, markii aad maqan tahayna ku difaaco๐Ÿซ‚๐Ÿฅน๐Ÿฅฐ โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€”โ€”โ€”โ€”โ€” @caligadud.Poi ๐Ÿซ‚๐Ÿฅ‚๐Ÿคด โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€”โ€”โ€”โ€”โ€” Si aad u faraxsanaato waa inaad adeegsato iftiinka adiga kuu gaarka ah. Mararka qaar waxaa noloshaada ku soo biirayo dad gaar ah kuwaasoo hoos kuu dhiga, kuna dhibaateeya, haddii aad aragto Alle talo saaro, Alle waa mid kugu filan Haddii raali gelintu ahaan lahayd laab gelintaada, waxaan kuu caroon lahaa sabab laโ€™aan si aad laabta ii geliso.โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿฅน Dadku waxay yiraahdaan jaceylku wuu murugo badan yahay balse anigu waxaan qabaa aragti kale, maxaa yeelay waxaaad isiisay farxad aan la qiyaasi karin.๐ŸŒน๐Ÿซ€๐Ÿ˜ฉ JaceYlka Dareen Oo kaliYa ma.ahan Jaceylku Waa DarYeel โค๏ธ๐Ÿฅน๐Ÿค Ku abuur qalbiyada dadka oo dhan wax wanaagsan oo adiga kugu saabsan, haddii aadan jaceyl ku beeri karin, waxaad ku beertaa ixtiraam iyo xushmad jaceyl๐Ÿ™๐Ÿฅฐ Aargoosiga ugu wanaagsan waa inaad horay u socoto, cafiso iska ilowdo, kuna dedaasho inaad guuleysato. Marnaba ha siin qof qanaacada ah inay ku daawadaan adigoo dhibaatoonaya.๐Ÿ”ฅ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ