Šêrââd Šâñû
@abo-mcn
261
friends
Wiilka xidigta haya wan ku salaamay 🥰🤴🏻 📚🩸D⃡H⃡A⃡S⃡H⃡I⃡I⃡ A⃡W⃡D⃡A⃡L⃡💚★❤️ Samaroonimo dhiiga♥️🥀🩸💉 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝★𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥 3️⃣5️⃣ Cidna ma bedeli karto jaceylka aan adiga kuu qabo, ogowna waa balan marnaba kuma cidleyn doono oo waxaad ibartay dhadhanka jaceylka uu leeyahay. Jawigu waa mid aaad qurux badan, Jaceylkana waa dareen aad u macaan. La,aantaada noloshu dhadhan malahan mana ahan mid dhameystiran. Markii aan adiga ku arkay ayaaan arkay farxad, Markii aad adiga ii soo dhawaatay ayeey siyaaday farxadeyda. Dhoola cadeyntaadu waxa ay ii tahay wehel, Waxaa tahay dareenkeyga, ma tihid dhiigeyga balse waan kuu damqadaaa, mana tihid wadnageyga laakin waxaan diyaar u ahay in aan xanuun walbaa kula qeybsado. Dadku waxa ay dhahaan jaceylku sabab la,aan ayuu qalbigaada ku beermaa, Haa haa waa run sababtoo ah sabab la,aan ayaad qalbigeyga dagtay, waayoo aad baan ugu farxay markaad ku soo biirtay nolosheyda. Waxaan dareemay in aad tahay qofka aan dunidaan ka raadinaayay mudo badan. Waxaad I bartay dhadhanka ay leedahay nolosha. Waxaad isiisay farxad aan la qiyaasi Karin. Waxaad dhameys tirtay riyadeydii qabyada ahayd. Sow ma ogid in aad tahay dhameystirkii nolosheyda, riyadii mustaqbalkeyga, rajadii nafteyda, farxadii qalbigeyga, aragtidii indhaheyga, dareenkii wadnaheyga. Runtii waxaa tahay ruux aan doortay aniga, dareenkeyga iyo qalbigeyga uu raacay.wan ku jecelahay xbbi ┏━━━━•☠︎︎👸☠︎︎•━━━━━━┓ 🦁꧁✪KAAJAL ✪꧂IDIL👑🙏🦁 ┗━━━━•☠︎︎👸☠︎︎•━━━━━━┛