Clubhouse logo

β€Ž Abdulahi Haji

@abdulahihaji

520

friends

πŸͺπŸ…“πŸ…—πŸ…πŸ…›πŸ…˜πŸ…πŸ…£πŸ…˜πŸ…˜ πŸ…—πŸ…žπŸ…‘πŸ…”πŸ­πŸ΅πŸ³πŸ―πŸŽ€ .................................................................... ~Hadalada cadaanka ah ~Carabkaaga yuu baran ~Cidlo kuma haboonide ~Cuggo ciirsi kula Jira ~Ilmadaadu ciidiyo ~Canka yaaney kaa dagin ~Lama ciilo ruuxdee ~Ha cataabin waligaa ~Cisigaagu yuu lumin ~Sharaftaadu caaddiyo ~Ha caweyso heegada ~Inta leysku cawryaa ~Rabbi kugu casuumee ~Hadiiyaad cajiib tahay ~Mahad Eebe uga celi ~Aadmiga colbaa jira ~Ku canaadinaayoo ~Cadaw lagama waayee ~Waligaa cid haw jabin ~Halka kugu cuslaatiyo ~Camal kaadan kari karin ~Caadilkaa la kaashoo ~U calaacal keligii ~Casharada waxaa badan ~Curiyeen ayaamuhu ~Waa cibaaro duniduye ~Dib U eeg ciwaanada ~Subaxduu cir kuu da, o ~Cuudkiyo dhaqaaluhu ~Camalkaaga yuu lumin ~Cadho looma quudhee ~Waalidkaa ha caasiyin ~Cisha qudha cibaadada ~Ciyaar yaanay kaaga tagin ~Ha cadibin mid taag daran ~Ha canaadin waligaa ~Caawimo qofkaa mudan ~Ninka cududa kuu tara ~Caqli ruuxa kugu kaba ~U cimaamadee garo ~Calool dabacsanaantiyo ~Cafiga iyo saamaxa ~Mid ahow ku caanbaxa !!