Qaman Aarka Duula
@aarlibaax2
239
friends
Aadkay haddaan tago rag waa, kala tolobaaye Tartiib iyo wanaag iyo waxdhiib, toobbad iyo xaajo Toban xaalo oo aan yeeli jiray, sow la tebi maayo? Tolla’ayeyda qaylada haddii, Togga la xaydaamo Tubihii haddii lagu dhacoo, torog la heenseeyo Raacdada kobtaan tegi ogaa, sow la tebi maayo?