Clubhouse logo

AI

Aadan Iidaan

@aadaniidaan

627

friends

Maskaxdaadu yey noqon Maqal lagula leeyahay Oo toban muftaaxiyo Lagu furo masaabiir. Caqligaagu waa hanti qaran. Midna ogoow Dhibaatooyinka dadkeenna haysta waxaa sababaya qaabka aynu ufekerayno. Sidaa darteed xalka dhibaatooyinkeennu wuxuu ku jiraa caqliyadeenna. Dhibta iyo xalkeeduba madaxeenay ku jiraan. Madaxa hala baadho dawada waa lahelayaaye inshaa allaah.