Ciise Muuse2
@aadanciise143
172
friends
✍️🩸17//22➿ 👑SPRA👑 🥺HAKU WAYIN RUUX GOBA ARAY🥺 ✔️UUSAN KAA GAYIN ✔️ ☯︎ Kala Mudan Macaan iyo janiyo Magane naartiye ☯︎ Kala Mudan Mas laayan ah iyo Mulaca xeebeede ☯︎ Kala Mudan Madiix oo dhashiyo adhi nin Maalaye ☯︎ Kala Mudan Marwada dumariyo Macango yuustaye ☯︎ Kala Mudan qabiil Magac leh iyo Midha yaraaluhuye ☯︎ Miidhi subeer baan ahay iyo Mahamed ciisiye ☯︎ Manka Reer wacays baan ahee Lagu Midhaabeyn ☯︎ Milateriga cali muuse ee Miigan baan ahaye ☯︎ Miyaa Maanta ley Magac baxshey Meel Saraan koraye!"