Clubhouse logo

ANHAAR Bila

@24.12.2022

668

friends

HADAL HAYNTU WAA SHARAF MARKA TAHAY QOF HORUMARAY🖇👸💪🩸 NIN NAXARIIS BADAN NAGTII💍❤ MR GIRL 💪🇱🇺gobtii GADO & capudwak❤ madaxdi reer gado marexan ban ahy💪💯 KIBIRKA ADEER. ANA ISKU NACAY E IGA ILASHO👺👆🙅 Real name E......Y......N💃💕 Dhan Baal aduunyo 💔💔😰🥲 waxan ku jiraa muudhki io maahsanantad igaga tagtay waan is waayey ismana haayo waayo badan io sanado ayaa ka soo wareegay waqtigan ku waayey Geedigii nolosha ee aynu mataanaha ku ahayn kaa waraysan maayo halkaa tagtay nolosha barku mataalka ah ee aduunka muuqaalkagii quruxda badnaa io dhoolacayntaadi oo qudha lamad fogaan aduunkii aad igaga tagtay wuu is badaley la aan taana waxu noqday amos io amuur lkn anigu waxas oo dhan duni kle ayaan kaga noolahay irumayso Qalpigaygii io niyadaydii waxa ay uguureen aduunkan quruxda badan een maanta ku nolahay anigu qalfofkaygina waxan kaga imid aduunkii cidlada ahaa ee aad nuurkii kala tagtay Bani aadamku wuu xanunsadaa waliba mid daran lkn labo siyaabod ayuu kaga badbaada xanunkas daawo ayuu uqaata oo uu ku ladnaada ama geerida ayaa ay kulmaan oo xanunku ka raystaa labadaana midna mahelin anigu nolosha aan ku nolahay waa badwayn waayaha igu gadaamanina waa doon aan saranahay markasta oo duufanadu kacaan nolosha ayaa ay cidhiidhi galiyaan doonida aan saaranahayna waxay udhawaatay in ay gidoonto Boqolalka dhalinyarta ah oo ijeedaadinaya misna haasawahayga u hanqal taagaya waanba ka indhala ahay mid walbana waxan ka dhex raadiyaa wajigaagi io waxtarkaagi lakiin nasiib darro wacanow 😰💔